Ticker

Header Ads
Showing posts from July, 2022Show all
Pearl Harbor: Weerarkii Mareykanka hal maalin looga dilay kumannaan askari oo nin si mucjiso ah uga badbaaday6 Disembar 2021Diyaarad dagaal7-dii bishii December ee sanadkii 1941-kii, Japan ayaa weerar ku qaaday saldhiggii ciidamada Badda Mareykanka ee Pearl Harbor, oo ku yaalla Huwaii.Kumannaan ka mid ah ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay ama lagu dhaawacay weerarkaas, oo dhaawac weyn u geystay maraakiibtii Mareykanka ee Pacific.Afar ka mid ah maraakiibta dagaalka ee Mareykanka ayaa quusay halka in ka badan 200 oo diyaaradoodna la burburiyay.Maalintii xigtay, madaxweyne Franklin Roosevelt ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Japan, Mareykankuna wuxuu ku biiray Dagaalkii Labaad ee Adduunka.ADVERTISEMENTAdolph Kuhn waxa uu ahaa farsamayaqaan u shaqeynayay ciidanka Badda Mareykanka oo saldhiggiisu ahaa Pearl Harbor, goob joog ayuuna ahaa marka ay bambooyinka billaabanayeen.Waxa uu si dirqi ah uga badbaaday weerarkaas oo ahaa mid gaadmo ah, wuxuuna aaminsanaa in "uu si mucjiso ah uga soo baxsaday goobtaas".Shirkii ay saddexda nin ku go'aamiyeen mustaqbalka dunida, xilligii Dagaalkii Labaad ee AdduunkaBambo la isticmaalay Dagaalkii Labaad ee Adduunka oo badda laga soo saarayoDagaalkii labaad : Askarigii ugu dambeeyay ee is dhiibay markii Japan laga adkaadayAdolph KuhnJapan ayaa qorsheysay inay tallaabo qaaddo xilli aysan fileynin askarta Mareykanka."Way ogaayeen xilliga uu ku habboon yahay weerarka, sababtaas ayay u xusheen maalin Axad ah, waayo Axadda waa maalinta kaniisadda iyo nasashada," ayuu yiri."Subaxdaas waxaan u socday kaniisadda. Labo naquude ayaa ku yimid gaari noociisu yahay Model A Ford, waxayna igu dhaheen, 'dib usoo laabo waxaan ku jirnaa dagaal."Kuhn oo xilligaas ay da'diisu ahayd 19 sano ayaa sii watay sheekada: "Waxay ii kaxeeyeen dhinaca saldhigga ciidanka badda ee Pearl Harbor. Rasaastu wadada ayay kusoo hoobaneysay, gaariga yar ee aan haarneyn hareerihiisa oo dhan ayay ku dhaceysay."Ma jirin hal xabbad oo nagu dhacday. Diyaaradaha dagaalka ee weerarka soo qaaday waxay ku duulayeen joog hoose oo geedaha fiiddooda sare ayay taabanayeen."Qorshaha dowladda Japan waxa uu ahaa inay ka takhalusaan saldhigga Mareykanka ee badweynta Pacific. Ujeeddadu waxay ahayd in ay awooddooda ciidan ku fidiyaan dhinaca dalalka Bariga Aasiya oo uu ku jiro Shiinaha.Sida uu ku badbaaday Adolph KuhnAdolph waxa uu dhexda ka galay weerarkii oo socda, askar badanna ay ku dhinteen."Dhinac kasta oo aan eego waxaa jiray markab, waxaana ka socday qaraxyo. Hub nooc kasta ah ayaa dhacayay. Maraakiibtu way quusayeen waxaana arkayay qaarkood oo u baxayay dhinaca harbour, qaarna waxay u baxayeen dhanka Dekedda."Raggii maraakiibta saarnaa waxay ku boodayeen biyaha iyadoo iska tuuraya maraakiibta. Aniga waxaan kusii socday Mrkabka iigu dhawaa oo la oran jiray Arisona. Halis badan kaddib ugu dambeyn waan gaaray markabkii, markii aan fuulayna kabaheyga salka hoose way ka gubteen kuleylka sagxadda awgiis.Adolph markaas waxa uu ahaa farsamayaqaan 19 jir ahAdolph markaas waxa uu ahaa farsamayaqaan 19 jir ah"Waxaa meeshaas yaallay afar meyd, oo dhammaantood gubtay, xitaa hooyooyinkood ma aysan aqoonsan karin. Markii aan hoos usoo laabtay, intii aan soo socday waxaa i arkay duuliyeyaashii Japan."Mid ayaa durbadiiba gantaal igu soo tuuray, markii aan arkay bam igu soo socda, waxaan is iri 'Adolf bas way kuu dhammaatay', islamarkiiba bamkii wuu yimid wuxuuna ku dhacay sagxadda. Wuxuu qaatay dhagaxyo la eg gaari, meel walba ayuu firirkiisa ku dhacay, anigana shuruurac yar keliya ayaa isoo gaaray," ayuu yiri Adolph Kuhn.Adolph waxa uu sheegay in uusan weligiis hilmaamin dhacdadii qabsatay maalintaas oo weerarka Japan Mareykanka looga dilay 2,400 oo askari.Waxa uu isaga qudhiisa markii dambe geeriyooday sanadkii 2018-kii, xilligaas oo da'diisu ay ahayd 96 sano.Inta uusan dhimanin waxaa laga soo xigtay inuusan wax cadaawad weyn ah u qabin Japan. 2Duuliyeyaashaas waxay ahaayeen dhallinyaro annaga nala mid ah," ayuu yiri.Madaxweynihii Mareykanka ee xilligaas, Franklin Roosevelt, ayaa sheegay in 7-da bisha December, 1941-kii ay tahay taariikh aan xasuustooda ka go'i doonin.
Ugu yaraan 32 qof ayaa lagu dilay Waqooyiga caasimadda Madagascar, kadib markii burcadda loo yaqaan "Dahalo" ay dab qabadsiiyeen guryo, sida ay sheegtay xogta wasaaradda gaashaandhigga.Dilka ayaa waxa uu  ka dhacay degmada Ankazopi oo 75 kiilo mitir dhanka waqooyi kaga beegan caasimadda Antananarivo, habeen hore ilaa Jimcihii.
nin u dhashay dal afica aya lagu dilay barqo cad dalka talyaniga dilka ninkaan ayaa ka carooday dadyoow badan kabid markii lsha duibay muqaal dilka ninkaas
saraakiil katirsan xooga dalka somaliya ayaa loo soo xeray tababar mudo usocday maxameynaha dalka somaliya mudane xadan shiikh maxamud ayaa usoo xeray saraakiisha
duqeyn culus ayaa ka socodo gobolka hiiran dayaarado aan duuliyo lahyn ayaa aan la ogeyn mershii ka i maanayaan ayaa duqeynaya deegaano udhaw hiiraan iyo somali galbeed xadka
dagaalo xoogan ayaa waxey ka soconayaan deegaanka aato ee gobolka bakool
dagaalka shalay ka dhacay deeganka aato ee gobolka bakool
DEGDEG “ Muwadin u dhashay dalka Syria iyo darwal waday mid ka mida Gaadiidka dad weynaha ayaa hadda lagu toogtay meel u dhaw School Godey ee ku yaalo dagmada Kaaraan ee Gobalka Banaadir.Askari ka tirsan ciidamada Dowladda ayaa toogtay kadibna iskaaga baxsaday halka uu ku dilay 2 da Nin.ayaanle
sarakiishii ee itoobiya sheekty inay ku dishay dagaalkii shalay ka dhacay deegaanka aato ayaa la helay codkooda ayagoo ka hadlaya dagaalkii ay la galeyn ciidamada liyu bolis
dagaalka ayaa ka qeyb qaadanayadiyaaradaha dagaal ee etooboya
dagaalka xaageystay labada ciidana waxaa kala soo gaaray gurmad ciidan
dagaal ayaa wili ka socada meelihii shalay ku dagaalameyeen al shabab iyo ciidamada dowlada somaliya iyo ciidanka liyuu bolis iyo alshabab
hogaamiyihii ugu sareyay al shavab ayaa lagu dilay dagaal iyo duqeyn ka dhacey deegaanka aato ee gobolka bakool