Ugu yaraan 32 qof ayaa lagu dilay Waqooyiga caasimadda Madagascar, kadib markii burcadda loo yaqaan "Dahalo" ay dab qabadsiiyeen guryo, sida ay sheegtay xogta wasaaradda gaashaandhigga.Dilka ayaa waxa uu ka dhacay degmada Ankazopi oo 75 kiilo mitir dhanka waqooyi kaga beegan caasimadda Antananarivo, habeen hore ilaa Jimcihii.