Ticker

Header Ads

dagaalo udhaxeya shacabka siti iyo xanfarta ayaa ka socda deegaano dhoor ah

dagaalo aad culus 12 saacadooda socday ayaa dhex maray shacabka siti iyo maleeshiyada xanfarta dhagaalka ayaa yimid kadib maleeshiyada xanfarta weerar qaadmo ah ku soo qaadeen deegaanada siti qod qod shanle xanfarta ayaa kula wareegtay dagaalka ka socda somali galbeed xanfarta deegano dhoor ay la wareegeen degaanka siti ayaa ka mid ah deeganka qod qod iyo shanle dagaalka ayaa la soo sheegayaa in wili socdo shacabka siti qod qod iyo shanle ayaa kula dagaalamaya duleedka magaalooyinkaas