Ticker

Header Ads

dagaal xoogan una dhaxeya ciidan dowlada somali iyo alshabab ayaa waxoo ka socdaa deegaanka bukure ee gobolka hiiraan dagaalka ayaa ka dambeyy ka dib markii ceedanka dowlada somaliya ay werar ku qaadeyn deegaanka bukure ey is ku aruursanayeen qasaaro xoogan ayaa ka dhashay dagaalka