warar aan ka heleeno deegaanka somali galbeed ayaa sheegaya in dagaal culus ku dhexmaray ciidamada xanfarks iyo dadka deegaanka dagaalka ayaa qarxay kadib markii ee weerar ku soo qaadeen maleeshiyada xanfarta galbeedka siti gaar ahaan deegaanka candhufo dagaalka ayaa ka dhashay dhimasho iyo dhaawac xalada ayaa hda kacsan wxii ku soo gordha waan niila socosiineynaa