najiidada udambeysay doorashada dalka kenya ayaa hogaanka u haayo wilyam ruto oo heysta 58cod reela udhinga ayaa isna hysta cod dhan 46 wili wxaa socda tirinta warqadaha doorasha oo soo aruuriyay lama saa daalin karo doorashadaan waxaa jira cabsi xoogan oo ku aadan in wax is daba marin dhacdo