qarax xoogan ayaa goordhaw ka dhacey duleedka kismasyo ee gobolka jubada hoose qaraxa ayaa ahaa labo qarax waa weyn woxoona geysty qaraaso dhimasho iyo dhaawac