• Home
  • About
  • Contact
ayaanle

Ticker

Header Ads
ayaanle
  • Home
  • Features
  • _Multi DropDown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _ShortCodes
  • _SiteMap
  • _Error Page
  • Documentation
  • _Web Doc
  • _Video Doc
  • Download This Template
الصفحة الرئيسيةPearl Harbor: Weerarkii Mareykanka hal maalin looga dilay kumannaan askari oo nin si mucjiso ah uga badbaaday6 Disembar 2021Diyaarad dagaal7-dii bishii December ee sanadkii 1941-kii, Japan ayaa weerar ku qaaday saldhiggii ciidamada Badda Mareykanka ee Pearl Harbor, oo ku yaalla Huwaii.Kumannaan ka mid ah ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay ama lagu dhaawacay weerarkaas, oo dhaawac weyn u geystay maraakiibtii Mareykanka ee Pacific.Afar ka mid ah maraakiibta dagaalka ee Mareykanka ayaa quusay halka in ka badan 200 oo diyaaradoodna la burburiyay.Maalintii xigtay, madaxweyne Franklin Roosevelt ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Japan, Mareykankuna wuxuu ku biiray Dagaalkii Labaad ee Adduunka.ADVERTISEMENTAdolph Kuhn waxa uu ahaa farsamayaqaan u shaqeynayay ciidanka Badda Mareykanka oo saldhiggiisu ahaa Pearl Harbor, goob joog ayuuna ahaa marka ay bambooyinka billaabanayeen.Waxa uu si dirqi ah uga badbaaday weerarkaas oo ahaa mid gaadmo ah, wuxuuna aaminsanaa in "uu si mucjiso ah uga soo baxsaday goobtaas".Shirkii ay saddexda nin ku go'aamiyeen mustaqbalka dunida, xilligii Dagaalkii Labaad ee AdduunkaBambo la isticmaalay Dagaalkii Labaad ee Adduunka oo badda laga soo saarayoDagaalkii labaad : Askarigii ugu dambeeyay ee is dhiibay markii Japan laga adkaadayAdolph KuhnJapan ayaa qorsheysay inay tallaabo qaaddo xilli aysan fileynin askarta Mareykanka."Way ogaayeen xilliga uu ku habboon yahay weerarka, sababtaas ayay u xusheen maalin Axad ah, waayo Axadda waa maalinta kaniisadda iyo nasashada," ayuu yiri."Subaxdaas waxaan u socday kaniisadda. Labo naquude ayaa ku yimid gaari noociisu yahay Model A Ford, waxayna igu dhaheen, 'dib usoo laabo waxaan ku jirnaa dagaal."Kuhn oo xilligaas ay da'diisu ahayd 19 sano ayaa sii watay sheekada: "Waxay ii kaxeeyeen dhinaca saldhigga ciidanka badda ee Pearl Harbor. Rasaastu wadada ayay kusoo hoobaneysay, gaariga yar ee aan haarneyn hareerihiisa oo dhan ayay ku dhaceysay."Ma jirin hal xabbad oo nagu dhacday. Diyaaradaha dagaalka ee weerarka soo qaaday waxay ku duulayeen joog hoose oo geedaha fiiddooda sare ayay taabanayeen."Qorshaha dowladda Japan waxa uu ahaa inay ka takhalusaan saldhigga Mareykanka ee badweynta Pacific. Ujeeddadu waxay ahayd in ay awooddooda ciidan ku fidiyaan dhinaca dalalka Bariga Aasiya oo uu ku jiro Shiinaha.Sida uu ku badbaaday Adolph KuhnAdolph waxa uu dhexda ka galay weerarkii oo socda, askar badanna ay ku dhinteen."Dhinac kasta oo aan eego waxaa jiray markab, waxaana ka socday qaraxyo. Hub nooc kasta ah ayaa dhacayay. Maraakiibtu way quusayeen waxaana arkayay qaarkood oo u baxayay dhinaca harbour, qaarna waxay u baxayeen dhanka Dekedda."Raggii maraakiibta saarnaa waxay ku boodayeen biyaha iyadoo iska tuuraya maraakiibta. Aniga waxaan kusii socday Mrkabka iigu dhawaa oo la oran jiray Arisona. Halis badan kaddib ugu dambeyn waan gaaray markabkii, markii aan fuulayna kabaheyga salka hoose way ka gubteen kuleylka sagxadda awgiis.Adolph markaas waxa uu ahaa farsamayaqaan 19 jir ahAdolph markaas waxa uu ahaa farsamayaqaan 19 jir ah"Waxaa meeshaas yaallay afar meyd, oo dhammaantood gubtay, xitaa hooyooyinkood ma aysan aqoonsan karin. Markii aan hoos usoo laabtay, intii aan soo socday waxaa i arkay duuliyeyaashii Japan."Mid ayaa durbadiiba gantaal igu soo tuuray, markii aan arkay bam igu soo socda, waxaan is iri 'Adolf bas way kuu dhammaatay', islamarkiiba bamkii wuu yimid wuxuuna ku dhacay sagxadda. Wuxuu qaatay dhagaxyo la eg gaari, meel walba ayuu firirkiisa ku dhacay, anigana shuruurac yar keliya ayaa isoo gaaray," ayuu yiri Adolph Kuhn.Adolph waxa uu sheegay in uusan weligiis hilmaamin dhacdadii qabsatay maalintaas oo weerarka Japan Mareykanka looga dilay 2,400 oo askari.Waxa uu isaga qudhiisa markii dambe geeriyooday sanadkii 2018-kii, xilligaas oo da'diisu ay ahayd 96 sano.Inta uusan dhimanin waxaa laga soo xigtay inuusan wax cadaawad weyn ah u qabin Japan. 2Duuliyeyaashaas waxay ahaayeen dhallinyaro annaga nala mid ah," ayuu yiri.Madaxweynihii Mareykanka ee xilligaas, Franklin Roosevelt, ayaa sheegay in 7-da bisha December, 1941-kii ay tahay taariikh aan xasuustooda ka go'i doonin.

Pearl Harbor: Weerarkii Mareykanka hal maalin looga dilay kumannaan askari oo nin si mucjiso ah uga badbaaday6 Disembar 2021Diyaarad dagaal7-dii bishii December ee sanadkii 1941-kii, Japan ayaa weerar ku qaaday saldhiggii ciidamada Badda Mareykanka ee Pearl Harbor, oo ku yaalla Huwaii.Kumannaan ka mid ah ciidamada Mareykanka ayaa lagu dilay ama lagu dhaawacay weerarkaas, oo dhaawac weyn u geystay maraakiibtii Mareykanka ee Pacific.Afar ka mid ah maraakiibta dagaalka ee Mareykanka ayaa quusay halka in ka badan 200 oo diyaaradoodna la burburiyay.Maalintii xigtay, madaxweyne Franklin Roosevelt ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Japan, Mareykankuna wuxuu ku biiray Dagaalkii Labaad ee Adduunka.ADVERTISEMENTAdolph Kuhn waxa uu ahaa farsamayaqaan u shaqeynayay ciidanka Badda Mareykanka oo saldhiggiisu ahaa Pearl Harbor, goob joog ayuuna ahaa marka ay bambooyinka billaabanayeen.Waxa uu si dirqi ah uga badbaaday weerarkaas oo ahaa mid gaadmo ah, wuxuuna aaminsanaa in "uu si mucjiso ah uga soo baxsaday goobtaas".Shirkii ay saddexda nin ku go'aamiyeen mustaqbalka dunida, xilligii Dagaalkii Labaad ee AdduunkaBambo la isticmaalay Dagaalkii Labaad ee Adduunka oo badda laga soo saarayoDagaalkii labaad : Askarigii ugu dambeeyay ee is dhiibay markii Japan laga adkaadayAdolph KuhnJapan ayaa qorsheysay inay tallaabo qaaddo xilli aysan fileynin askarta Mareykanka."Way ogaayeen xilliga uu ku habboon yahay weerarka, sababtaas ayay u xusheen maalin Axad ah, waayo Axadda waa maalinta kaniisadda iyo nasashada," ayuu yiri."Subaxdaas waxaan u socday kaniisadda. Labo naquude ayaa ku yimid gaari noociisu yahay Model A Ford, waxayna igu dhaheen, 'dib usoo laabo waxaan ku jirnaa dagaal."Kuhn oo xilligaas ay da'diisu ahayd 19 sano ayaa sii watay sheekada: "Waxay ii kaxeeyeen dhinaca saldhigga ciidanka badda ee Pearl Harbor. Rasaastu wadada ayay kusoo hoobaneysay, gaariga yar ee aan haarneyn hareerihiisa oo dhan ayay ku dhaceysay."Ma jirin hal xabbad oo nagu dhacday. Diyaaradaha dagaalka ee weerarka soo qaaday waxay ku duulayeen joog hoose oo geedaha fiiddooda sare ayay taabanayeen."Qorshaha dowladda Japan waxa uu ahaa inay ka takhalusaan saldhigga Mareykanka ee badweynta Pacific. Ujeeddadu waxay ahayd in ay awooddooda ciidan ku fidiyaan dhinaca dalalka Bariga Aasiya oo uu ku jiro Shiinaha.Sida uu ku badbaaday Adolph KuhnAdolph waxa uu dhexda ka galay weerarkii oo socda, askar badanna ay ku dhinteen."Dhinac kasta oo aan eego waxaa jiray markab, waxaana ka socday qaraxyo. Hub nooc kasta ah ayaa dhacayay. Maraakiibtu way quusayeen waxaana arkayay qaarkood oo u baxayay dhinaca harbour, qaarna waxay u baxayeen dhanka Dekedda."Raggii maraakiibta saarnaa waxay ku boodayeen biyaha iyadoo iska tuuraya maraakiibta. Aniga waxaan kusii socday Mrkabka iigu dhawaa oo la oran jiray Arisona. Halis badan kaddib ugu dambeyn waan gaaray markabkii, markii aan fuulayna kabaheyga salka hoose way ka gubteen kuleylka sagxadda awgiis.Adolph markaas waxa uu ahaa farsamayaqaan 19 jir ahAdolph markaas waxa uu ahaa farsamayaqaan 19 jir ah"Waxaa meeshaas yaallay afar meyd, oo dhammaantood gubtay, xitaa hooyooyinkood ma aysan aqoonsan karin. Markii aan hoos usoo laabtay, intii aan soo socday waxaa i arkay duuliyeyaashii Japan."Mid ayaa durbadiiba gantaal igu soo tuuray, markii aan arkay bam igu soo socda, waxaan is iri 'Adolf bas way kuu dhammaatay', islamarkiiba bamkii wuu yimid wuxuuna ku dhacay sagxadda. Wuxuu qaatay dhagaxyo la eg gaari, meel walba ayuu firirkiisa ku dhacay, anigana shuruurac yar keliya ayaa isoo gaaray," ayuu yiri Adolph Kuhn.Adolph waxa uu sheegay in uusan weligiis hilmaamin dhacdadii qabsatay maalintaas oo weerarka Japan Mareykanka looga dilay 2,400 oo askari.Waxa uu isaga qudhiisa markii dambe geeriyooday sanadkii 2018-kii, xilligaas oo da'diisu ay ahayd 96 sano.Inta uusan dhimanin waxaa laga soo xigtay inuusan wax cadaawad weyn ah u qabin Japan. 2Duuliyeyaashaas waxay ahaayeen dhallinyaro annaga nala mid ah," ayuu yiri.Madaxweynihii Mareykanka ee xilligaas, Franklin Roosevelt, ayaa sheegay in 7-da bisha December, 1941-kii ay tahay taariikh aan xasuustooda ka go'i doonin.

ayaanle media 24 tv يوليو 31, 2022
  • Facebook
  • Twitter
  • أحدث

  • أقدم

ayaanle media 24 tv

مرسلة بواسطة ayaanle media 24 tv

قد تُعجبك هذه المشاركات

Footer Menu Widget

  • Home
  • About
  • Contact Us

Pages

  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • RTL Version
  • Home
  • Features
  • _Multi DropDown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _Shortcodes
  • _Sitemap
  • _Error Page
  • Mega Menu
  • Documentation
  • _Web Doc
  • _Video Doc
  • Download This Template
  • ayaanle media

Link List

  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • RTL Version

Link List

  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • RTL Version

Footer Social Widget

  • facebook
  • twitter
  • skype
  • instagram
  • youtube
  • linkedin

Follow Us

  • facebook-f
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • skype

Follow Us

  • {icon: "facebook-f", url: "#", count: "1.5k"}
  • {icon: "twitter", url: "#", count: "3.1k"}
  • {icon: "youtube", url: "#", count: "2.7k"}
  • {icon: "linkedin", url: "#", count: "500"}
  • {icon: "instagram", url: "#", count: "1.8k"}
  • {icon: "vk", url: "#", count: "1.2k"}

Facebook SDK

  • https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v9.0

Facebook SDK

  • https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v9.0

Facebook SDK

  • https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v9.0

Contact form

الاسم

بريد إلكتروني *

رسالة *

Menu

  • war
  • About
  • Contact Us

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • pinterest

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • pinterest
  • instagram

Pages

  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • RTL Version

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • linkedin
  • skype

Pages

  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • RTL Version

Boxed Version

  • boxedVersion
  • recentPostsHeadline
  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • rss

Link List

  • Home
  • About
  • Contact

Facebook SDK

  • https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v9.0
  • {icon: "facebook", url: "#"}
  • {icon: "twitter", url: "#"}
  • {icon: "youtube", url: "#"}
  • {icon: "rss", url: "#"}

Facebook SDK

  • https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v9.0

Facebook SDK

  • https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v9.0

Follow Us

  • {icon: "facebook-f", url: "#", count: "1.5k"}
  • {icon: "twitter", url: "#", count: "3.1k"}
  • {icon: "youtube", url: "#", count: "2.7k"}
  • {icon: "linkedin", url: "#", count: "500"}
  • {icon: "instagram", url: "#", count: "1.8k"}
  • {icon: "vk", url: "#", count: "1.2k"}

ayaanle

ayaanle

Follow Us

  • {icon: "facebook", url: "#"}
  • {icon: "twitter", url: "#"}
  • {icon: "youtube", url: "#"}
  • {icon: "instagram", url: "#"}
  • {icon: "rss", url: "#"}
ayaanle
‏يتم التشغيل بواسطة Blogger

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • pinterest

Ad Space

Responsive Advertisement

Food

Food
none

Health

Health
none

Facebook SDK

  • https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v9.0

Technology

Technology
none

Facebook SDK

  • https://connect.facebook.net/en_US/sdk.js#xfbml=1&version=v9.0

Travel

Travel
none

Footer Menu Widget

  • Home
  • About
  • Contact Us

الإبلاغ عن إساءة الاستخدام

Link List

  • Home
  • Features
  • _Multi DropDown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _ShortCodes
  • _SiteMap
  • _Error Page
  • Documentation
  • _Web Doc
  • _Video Doc
  • Download This Template

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • pinterest

No Thumbnail Image

No Thumbnail Image

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • pinterest

About Us

About Us
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's.

Link List

  • Home
  • About
  • Contact

About Us

About Us
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's.

Social Plugin

  • facebook
  • twitter
  • linkedin
  • reddit
  • pinterest
  • vk
  • instagram
  • youtube
  • whatsapp
  • skype

radio

radio
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's.

Social Media Icons

  • twitter
  • facebook
  • instagram
  • rss
  • email
  • youtube
  • pinterest
  • Home
  • Features
  • _Multi DropDown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _Shortcodes
  • _Sitemap
  • _Error Page
  • Mega Menu
  • Documentation
  • _Web Doc
  • _Video Doc
  • Download This Template

About Us

About Us
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's.

Pages

  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • RTL Version

Default Variables

  • disqusShortname
  • commentsSystem
  • fixedSidebar
  • postPerPage
  • postPerPage

Blog Archive

  • أغسطس32
  • يوليو14

بحث هذه المدونة الإلكترونية

Blog Archive

  • أغسطس32
  • يوليو14

بحث هذه المدونة الإلكترونية

Pages

  • war
  • About Us
  • Contact Us

Lifestyle

Lifestyle
none

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • pinterest

Inspiration

Inspiration
none

Subscribe Us

Nature

Nature
none

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • pinterest

Sports

Sports
none

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • pinterest
  • twitch
  • instagram

Default Thumbnail

Default Thumbnail

Footer Social Widget

  • facebook
  • twitter
  • skype
  • instagram
  • youtube
  • linkedin

Default Thumbnail

Default Thumbnail

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • pinterest

Default Variables

  • disqusShortname
  • commentsSystem
  • fixedSidebar
  • postPerPage
  • postPerPage

Social Media Icons

  • twitter
  • facebook
  • instagram
  • rss
  • email
  • youtube
  • pinterest

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • skype
  • vk
  • Home
  • Features
  • _Multi DropDown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _Shortcodes
  • _Sitemap
  • _Error Page
  • Mega Menu
  • Documentation
  • _Web Doc
  • _Video Doc
  • Download This Template

Boxed Version

  • boxedVersion
  • recentPostsHeadline
  • readMoreText

Default Variables

  • disqusShortname
  • commentsSystem
  • fixedSidebar
  • postPerPage
  • postPerPage

Link List

  • Home
  • About
  • Contact

Link List

  • facebook
  • twitter
  • instagram
  • pinterest
  • skype

Link List

  • Home
  • Features
  • _Multi DropDown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _ShortCodes
  • _SiteMap
  • _Error Page
  • Documentation
  • _Web Doc
  • _Video Doc
  • Download This Template

Social Plugin

  • facebook
  • twitter
  • linkedin
  • reddit
  • pinterest
  • vk
  • instagram
  • youtube
  • whatsapp
  • skype

Main Menu

  • Home
  • About
  • Contact

Social Media Icons

  • twitter
  • facebook
  • instagram
  • rss
  • email
  • youtube
  • pinterest

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • linkedin
  • skype

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • pinterest

Social Media Icons

  • ayaanle fm
  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • Home
  • About
  • Contact Us
  • RTL Version

Labels

من أنا

صورتي
ayaanle media 24 tv
عرض الملف الشخصي الكامل الخاص بي

Main Menu

  • Features
  • _Multi DropDown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _ShortCodes
  • _SiteMap
  • _Error page
  • Mega Menu
  • Documentation
  • _Web
  • _Video
  • Download This Template
  • Home
  • Features
  • _Multi Dropdown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _Shortcodes
  • _Sitemap
  • _Error Page
  • Documentation
  • _Web Doc
  • _Video Doc
  • Download This Template

Link List

  • Home
  • About
  • Contact

Social Plugin

  • facebook
  • twitter
  • linkedin
  • reddit
  • pinterest
  • vk
  • instagram
  • youtube
  • whatsapp
  • skype

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • skype
  • vk
  • _Shortcodes
  • _Sitemap
  • _Error Page
  • Documentation
  • _Web Doc
  • _Video Doc
  • Download This Template

Default Thumbnail

Default Thumbnail

No Thumbnail Image

No Thumbnail Image

About Us

About Us
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's.

About Us

About Us
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's.

About Us

About Us
Lorem Ipsum is simply dummy text of the printing and typesetting industry. Lorem Ipsum has been the industry's.

Mobile Logo Settings

Mobile Logo Settings
image

Recent Comments

Recent Post

Facebook

Menu

  • Features
  • _Multi DropDown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _ShortCodes
  • _SiteMap
  • _Error Page
  • Learn Blogging
  • Documentation
  • _Web Documentation
  • _Video Documentation
  • Download This Template

Follow Us

  • facebook-f
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • skype

Featured

Link List

  • Home
  • About
  • Contact Us
  • RTL Version

Pages

  • Home
  • About Us
  • Contact Us

Subscribe Us

Link List

  • facebook
  • twitter
  • instagram
  • pinterest
  • skype
  • Home
  • Features
  • _Multi DropDown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _Shortcodes
  • _Sitemap
  • _Error Page
  • Mega Menu
  • Documentation
  • _Web Doc
  • _Video Doc
  • Download This Template
  • war
  • tv
  • facebook
  • radio

Pages

  • Home
  • radio

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • linkedin
  • skype

war

  • facebook

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • pinterest

Main Menu

  • Features
  • _Multi DropDown
  • __DropDown 1
  • __DropDown 2
  • __DropDown 3
  • _ShortCodes
  • _SiteMap
  • _Error page
  • war
  • Documentation
  • _Web
  • _Video
  • Download This Template
  • war

Follow Us

  • facebook
  • twitter
  • youtube
  • instagram
  • pinterest

Popular Posts

  • Home
  • News
  • Features
  • _Featured Posts
  • _Post Layouts
  • __Left Sidebar
  • __Full Width
  • __Right Sidebar
  • _Contact Page
  • _Error Page
  • _RTL Version
  • Mega Menu
  • World
  • Tipography
  • Shortcodes

Popular Posts

Pages

  • Home
  • About Us
  • Contact Us
  • RTL Version

Social Plugin

Popular Posts

Facebook

Subscribe Us

Categories

Tags

Categories

Tags

Most Popular

Menu Footer Widget

  • Home
  • About
  • Contact Us
Created By Blog | Distributed By Gooyaabi