dagaal culus ayaa saakay dib ugu qarxay deegaanka aato ee gobolka bakool oo shalay oo dhan ku dagaalamayeen alshaab iyo ciidamada liyuu bolis